
Mudug24 - Hoyga Wararka Soomaaliya
4 days ago · Maalintii labaad waxaa Howlgalo xariir ah ay kasocdaan Degaanada Hoos yimaada Degmada Bacaadweyne ee Koonfurta Gobolka Mudug, kaas oo looga Saraayo kooxda …
Mudug24 - Hoyga Wararka Soomaaliya
Mudug24 kala Soco Wararka Soomoaliya, Galmudug, Mudug, Puntland, Jubbland, Hishabeelle, Koonfurgaleed iyo Caalamka
Duqayntii Trump amray ee Buraha Galgala oo la shaaciyay …
Feb 9, 2025 · Wargeyska Daily Mail ee UK ayaa shaaca ka qaaday in duqeyntii cirka ee toddobaadkii hore ka dhacday Soomaaliya lagu dilay hoggaamiye sare oo ka tirsanaa kooxda Daacish, kaasoo la rumeysan yahay inuu mas’uul ka ahaa qorista argagixiso loogu talagalay fulinta weeraro ka dhaca dalalka Galbeedka. Ninka la beegsaday ayaa magaciisa lagu sheegay Ahmed Maeleminine, oo ah sarkaal sare […]
Dowlada Soomaaliya oo Lagu eedeeyey Dagaalo kasocda Gobalka …
Dec 1, 2024 · Puntland ayaa marar kala duwan dowladda madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud ku eedaysay in ay xambaarsan tahay aragti qabiil iyo xuduudo la kala sheegto taasi oo soo celcelisa dagaal beeleedyada gobolka Mudug.
Maleeshiyaad ka tirsan Al-shabaab oo lagu dilay Howlgal ka …
Jan 13, 2025 · Ciidamada xoogga dalka Soomaaliyeed iyo kuwa dadka deegaanka oo is kaashanaya ayaa fiidnimadii hore ee Xalay howlgal qorsheysnaa oo lagu dilay horjoogayaal iyo maleeshiyaad ka tirsan kooxda Al-shabaab ka fuliyay gudaha magaalada Camaara ee …
News in English - Mudug24
Mudug24 is an independent Somali News site owned by Somaliska Media Inc. Established in 2013 by Somali journalist, Mudug24 is the largest Galmudug News site Since 2013. Mudug24 covers all the latest headlines in Somali news, politics and World News. Mudug24 updated on a minute-by-minute basis and also offers an exclusive and interesting reports. Mudug24 main headquarter is in Dhuusomareeb ...
Maxkamada Ciidamada oo Maantay Go,aan layaab leh ka gaartay …
Feb 8, 2025 · Maxkamadda Ciidamada Qalabka Sida ee Soomaaliya ayaa maanta go’aan rasmi ah ka gaartay kiiska lamaanihii Al-Shabaab ee kasoo muuqday maxkamadda, kuwaas oo hadal heyn ka dhaliyay baraha bulshada ee Internet-ka. Kiiska ayaa ka dhashay kadib markii maxkamadda la horgeeyay Xafsa Maxamed Macallin oo loo haystay inay u socotay Seygeeda oo ka tirsanaa Al-Shabaab, kaas oo […]
Xog: Alshabaab oo Dagaalkii ay ku qaadeen Shabeleada Dhexe …
Mar 3, 2025 · Kooxda alshabaab oo dhawaan weerar culus kusoo qaaday Gobalka Shabeelada Dhexe ee Maamul Goboleedka Hirshabeele Alshabaab ayaana Ciidamadoodii ugu badnaa oo lagu qiyaasay Sadex kun oo askari Galisay Gobalka Shabeelada dhexe. Kooxda Alshabaab ayaana weeraro Kal joogsi lahayn Ku qaaday Gooba Badan oo ka tirsan Gobalka Shabeelada Dhexe kuwaas oo qaarna lagu jabiyay qaarna ay […]
Dagaal Alshabaab Lix jeer ay soo qaadeen oo ka dhacay Ceel cali …
Mar 3, 2025 · kooxda Alshabab ayaa Saakay Dagaal aad u culus oo aan waxba laiskula reeban kusoo qaaday deegaanka Ceel cali axmed Alshabaab ayaa Shalay uun laga saaray Deegaanka Ceel Cali axmed oo Shalay Dowlada soomaaliya La wareegtay kadib Markii dhawaan alshabaab Qabsadeen. Kooxda alshabaab ayaa Lix jeer oo isku xigta …
Dagaal Markale Saakay Ka Dhex Qarxay Beelaha Sacad iyo laylkase
Jan 15, 2025 · Dagaal ayaa Saakay Markale Goordhow Ka Dhex Qarxay Beelaha Sacad iyo Laylkase Dagaalka Saakay ayaa Yimid Markii Koox Ka Tirsan Laylkase Weerar Gaadmo ah kusoo Qaadeen fariisimaha Ciidamada Beesha Sacad. Dagaalka Oo Xoogaa Socday ayaa La xaqiijiyay inay Haatan Xaaladu Dagantahay Wadahadalo Maalmihii Danbe U dhaxeeyey Beelaha Sacad iyo Laylkase ayaa Ku dhamaay Guul Daro […]