
Doollo
Hoyga Suugaanta ee Doollo. The largest online collection of Somali poetry. Dhoodaan | Akhris | Halqabsi | Maqal | Sayid Maxamed | Abwaanka | Guba | Ma Ogtahay | Email Us
Bogga Halqabsiga - Doollo
- Duulaan aroornimo la baray, Doollo iyo Hawde : Xuseen Yogol Furre (Camanje) - Hadduu aar hal dilo oo dhurwaa, hilib usoo doonto - Hungurina ka geyn waa kalyana, kuma hagaajaane - …
Cabdullaahi Macallin Dhoodaan - Doollo
Mar walba oo aad soo booqato doollo.com waxaa la arkaa inaad ugu timaado gabayo abwaanku leeyahay oo ku cusub boggan. Haddaba biyo sacabadaada ayaa laga dhargaaye joogtee …
Suugaan Qoraal ah - Doollo
Wixii fikrad ah noo soo xuli [email protected]. Mahadsanid. Maxaa loo Gabyaa? Geeraar waa nin wanaajiyo Ninuu waraar kaga oodmiyo Nin sidayda warkiisiyo Wacdigiisa yaqaana Raage …
Silsiladdii Rayad - Doollo
Silsiladda Rayad waxaa laga tiriyey dhulka lagu magacaabo Doollo. Doollo waa dhul xoolo daaqeen ah oo geelu aad ugu tanaado hase yeeshee oomane ah. Ceelasha laga cabaayi waa …
Cali-Dhuux Aadan - Doollo
Bal Iiddoor maxaa igu diroon, Doollo ugu sheegan Gabaygii 5aad. Daarood baan walaalayn lahaa warasadiisiiye Wardheer baan lahaa hayska dego sida Wadaadkiiye Wacad baan u kala qaad …
Dhurwaale iyo kuwo kale - Doollo
Aadan Ciid iyo Doollo ayuu usoo ambabaxay. Qeyradii Maxamed Cumar Dage markii uu soo gaadhay ayuu toyday gurigii abwaanka, markii loo tilmaamayna horay ayuu ka abbaaray una …
Saahid Qamaan Cali - Doollo
Gabaygii Dubbad Hiirad iyo kii Faarax Nadiif ee Silsiladda Guba furay waxaa xigay oo geedkii ugaasku fadhiyey soo joogsaday Saahid Qamaan Cali [1] oo hor kacaya fardooleey uu af …
Xuseen-dhiqle - Doollo
Dagaalkii Fardhidin ee 1901dii dhexmaray Daraawiish iyo Ingiriis ka dib waxaa dhacay duullaankii lagu hoobtay ee Beerdhiga (1902dii.)
Cilmi Boodheri - Doollo
The largest online collection of Somali poetry. Gabayadii Cilmi Ismaaciil Liibaan (Cilmi Boodheri) ee jacaylka ahaa oo taxan ayaad hoos ka helaysaa. Waxaa dhamaan gabayadan si hagar …